Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
al
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
1
(f.g) Wax meel go'an ku sugnaansho.
2
(f.mg) Ka a.: fal ku dhaqaaqiddiisa deyn. ld ool², oollow.
Is-rogga falkan
yiil, tiil; aalli
Ereyo kale oo u soo dhow
1: Alle
Magac lab
2: alaab
Magac dheddig urur
3: alaab ceyriin
Magac dheddig urur
4: alaab-caydhiin
Magac dheddig urur
5: alaabayn
Magac faleed dheddig
6: alaabee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
7: alaabo
Magac dheddig urur
8: alaah
Magac lab