dagaal
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dagaal1
Magac lab1
Iska horimaad af ama addin ah, waxyeello lays gaarsiiyo oo dhexmara laba qof ama ka badan.
2
la midka ah (ld):
dagaalid
Wadarta Magacan
-llo, m.dh
dagaal2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aadD./la d.: laba qof ama ka badan waxyeello af ama addin ah isgaarsiin.
Is-rogga falkan
-aalay, -aashay