Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
dag
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Cid dhibaato aysan filayn gaarsiin ama ka dhaadhicin wax aan jirin; dhagrid; khatalid.
Is-rogga falkan
-gay, -gtay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: dagaag
Magac lab
2: dagaagid
Magac faleed dheddig
3: dagaagnimo
Magac dheddig
4: dagaal
Magac lab
5: dagaal-aqoon
Magac dheddig
6: dagaalgal
Magac lab
7: dagaalgeli
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
8: dagaalgelin
Magac faleed dheddig