Qaamuusle LogoQaamuusle

abraar

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

abraar1
Magac lab
1
Orod degegsiinyo leh oo hadba dhan loo ordo.
2
abraarid. ld abraarid.
abraar2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
1
(f.g) Meel ciriiri ah xoog ku dhexmarid.
2
(f.mg) Si degdegsiinyo leh hadba dhan ugu ordid.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay