aroos
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
aroos1
Magac lab1
la midka ah (ld):
aroosid
Ciyaaro iyo damaashaad loo sameeyo laba qof oo isguursaday
2
Toddabada beri ee ugu horreysa aqal-galka.
3
A. ah: qof ku jira toddobaadkii ugu horreeyey aqalgalkiisa.
Wadarta Magacan
-syo, m.dh
aroos2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad1
(f.g) Laba qof oo isguursaday xaflad iyo damaashaad samayn.
2
(f.mg) Nin, naag guursasho.
Is-rogga falkan
-say, -stay