Qaamuusle LogoQaamuusle

aroor

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

aroor1
Magac lab
1
la midka ah (ld):
aroorid
Doonashada nafley oommani ay meel biyo ka doonato
2
Sheexo.
3
A. ah: xoolo ooman oo biya doonad ah.
aroor2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Nafley biyo doonasho.
2
Nafley meel sare ka soo degid.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay