Qaamuusle LogoQaamuusle

aroori

Fal magudbe, isrogrogga 2aad
1
Xoolo oomman meel biyo leh u kaxayn.
2
Hoos u dhigid.
3
Qof hurda riyo wax ku tusid; qof seexin.
4
Wax wax kale ku libdhin.
Is-rogga falkan

-iyay, -isay