Qaamuusle LogoQaamuusle

dhaafi

Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 2aad
1
(f.g) Wax meel ka gudbin.
2
(f.g) Wax, wax kale oo taagan ama ay isku dhinac u socdaan ka hormarin.
3
(f.g) Iyadoo sixir la adeegsanayo cid jirradeeda cid kale ku wareejin.
4
(f.g) Cid maaweelo waqti kaga lumin.
5
(f.mg) U dh.: cid wax, wax kale ugu beddelid.
Is-rogga falkan

-iyay, -isay