Qaamuusle LogoQaamuusle

haadi

Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 2aad
1
Badar la tumay buunshe ka saarid.
2
Haad cayrin.
3
Diyaarad kicin.
4
Gacan h.: gacan ruxid oo salaan ama baaq looga golleyahay. ld haati.
Is-rogga falkan

-iyay, -isay