Qaamuusle LogoQaamuusle

hoori

Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 2aad
1
(f.g) Hoore shubmaya weel u dhigid.
2
(f.g) Hees iwm cid la jiibin.
3
(f.g) Wax fiirin.
4
(f.mg) Ka h.: hoore weel ku jira ka wada shubid.
Is-rogga falkan

-iyay, -isay