Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
tarantarree
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 2aad
1
(f.g) Laba meelood oo isu dhow isaga socosho.
2
(f.mg) Xoolo xawaaro samayn.
Is-rogga falkan
-reeyay, -reysay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: tar
Magac dheddig
2: taraabeesiyuus
Magac lab
3: taraafiko
Magac dheddig
4: taraamantaana
Magac dheddig
5: taraanturrayn
Magac faleed dheddig
6: taraanturree
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
7: taraanturro
Magac dheddig
8: taraanturyayn
Magac dheddig