Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
diqdiqee
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 2aad
1
(f.g) Cid cunno siin.
2
(f.mg) Labo meelood si joogto ah isaga socodka.
Is-rogga falkan
-qeeyay, -qaysay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: diq
Magac lab khabar
2: diqaysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
3: diqaysnaan
Magac faleed dheddig
4: diqaysnaansho
Magac lab ama dheddig
5: diqdiq
Magac lab
6: diqdiqasho
Magac faleed dheddig
7: diqdiqayn
Magac faleed dheddig
8: diqdiqo
Magac dheddig