Qaamuusle LogoQaamuusle

diq

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

diq1
Magac lab khabar
1
Raad badan.
2
D. ah: meel wax badan la dagganaa oo ciiddeedu xumaatay.
3
D. ah: biyo dhadhankoodii iyo urtoodii isbeddeleen.
diq2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Ku d.: meel cagta ku badin (xoolo, ugaar iwm).
2
Ka d.: wax aad u nicid.
3
D. ah: weel buuxa in kale ku ciriiriyid.
Is-rogga falkan

-qay, -qday