Qaamuusle LogoQaamuusle

diqdiqo

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

diqdiqo1
Magac dheddig
1
Socodka laba meelood si joogto ah laysaga socdo.
2
Waddo dhuuban; wadiiqo. ld diqdiq¹.
diqdiqo2
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
Ku d.: cunto cuniddeeda ku noqnoqosho.
Is-rogga falkan

-qtay, -qatay