sarco
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
sarco1
Magac dheddigCudur maskaxeed dadka ku dhaca oo lala suuxo; qallal.
sarco2
Fal gudbe, isrogrogga 3aad1
Beer abuurasho.
2
Geed si uu xabag u dhalo mudmudasho.
Is-rogga falkan
-caday, -catay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-caday, -catay