Qaamuusle LogoQaamuusle

arrad

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

arrad1
Magac lab
1
Xaaladda uu ku suganyahay qof dharkiisu duugoobay ama jeexjeexmay.
2
la midka ah (ld):
arradid
arrad2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Qof, xaalad dharki uu xirnaa duugoobay ama jeexjeexmay ku sugnaan.
Is-rogga falkan

-day, -dday