arratir
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
arratir1
Magac lab1
Dhar arradka looga baxo.
2
la midka ah (ld):
arratirid
ld arrad-tir¹
arratir2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadU a.: qof arradan arratirsiin. ld arrad-tir².
Is-rogga falkan
-ray, -rtay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-ray, -rtay