arradbax
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
arradbax1
Magac lab1
Helidda dhar arrad looga baxo.
2
la midka ah (ld):
arradbixid
Dhar arradka looga baxo
arradbax2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadDhar arradka looga baxo helid.
Is-rogga falkan
-xay, -xday; -bixi