afmeer
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
afmeer1
Magac lab1
(-rro, m.dh) Af wareegsan; wareeg.
2
la midka ah (ld):
afmeerid
afmeer2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Meel iyada oo wax gaar ah laga baarayo aaggeeda hore ku wareegid.
2
Wax afmeer u yeelid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay