hunguri
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
hunguri1
Magac lab1
(-iyo, m.dh) Dhuunta afka, sanka iyo caloosha nafleyda isu haysa oo cuntadu marto.
2
la midka ah (ld):
hunguri-cad
3
Cun-to.
hunguri2
Magac labCilmiga-naflaydQaybta dheefmareenka ee u dhaxayso dalqada iyo caloosha. Waa dhuun muruqaysan oo shaqadeedu tahay inay cuntada u gudbiso caloosha. Habka isku soo ururka ee ay cuntada u gudbisana waxa loo yaqaan dubaaxis. 2. ld hungiri-cad.
Wadarta Magacan
-iyo, m.l