hundhur
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
hundhur1
Magac labMadax foorarinta qof madaxa hoos u foorariyo murugo ama ciil dartiis.
hundhur2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadQof madaxa hoos u foorarin ciil ama murugo dartiis.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-ray, -rtay