hunguricad
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
hunguricad1
Magac lab1
Xubin dhuunta ka mid ah oo neeftu marto.
2
la midka ah (ld):
hunguri
hunguricad2
Magac labCilmiga-naflaydDhuun haweedka lafdhabarleyda neefta qaadataa: waa dhuun hawada ka soo qaadda hunguri cadka una gudbisa farac hunguri cadka, waxa adkeeya maraaryo qaybo ah oo carjaw ka samaysan.
Wadarta Magacan
-dyo, m.dh