Qaamuusle LogoQaamuusle

belbel

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

belbel1
Magac lab
1
Holac weyn oo dabka ka baxo marka la shido.
2
la midka ah (ld):
belbelid
ld belel¹
belbel2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Meel jirka ka mid ah oo dhaawac ah xanfaafid.
2
Dab holac weyn bixin. ld belel².
Is-rogga falkan

-elay, -eshay