fax
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
fax1
Magac dheddig shanqar-raacF. ka dheh: dhidid, nabro iwm si lama filaan ah hal mar ay soo wada baxaan.
fax2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadDhidid, nabro iwm si lama filaan ah hal mar ay soo wada bixid.
Is-rogga falkan
-xay, -xday