Qaamuusle LogoQaamuusle

faxal

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

faxal1
Magac labBotani
Rimaygacmeed lagu sameeyo geedaha aan labaabshaha ahayn sida timirta iyadoo la goynaayo khaylka lab oo marka la qallajiyo lala dhaco khaylka dheddig oo geedkiisii ku yaal.
faxal2
Magac labBaayoloji
1
Xubuub cufan oo ka kooban gaamaytyada lab ee iniinta geedka, kuwaas oo ka baxa iyaga oo farabadan kiishfaxalka.
2
Labada laab ee sareee faxal-sidaha geedka kuwaas oo had iyo jeer midabkoodu yahay hurdi, laab waliba waxa uu ka koobanyahay laba kiishfaxal oo ay ku dhex jiraan boodh faxal badani, kuwaas oo soo baxa marka faxalku qarxo.
Wadarta Magacan

-llo, m.dh

faxal3
Fal gudbe, isrogrogga 1aadBotani
Faxal sameyn.
Is-rogga falkan

-xlay, -xashay; -xli