gabaaraggeddi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
gabaaraggeddi1
Magac lab1
Gadgeddoonka wax marar badan oo isku xiga sameeyaan.
2
la midka ah (ld):
gabaaraggeddin
gabaaraggeddi2
Fal gudbe, isrogrogga 2aadWax dhawr jeer oo isku xiga dabageddin.
Is-rogga falkan
-iyay, -isay