Qaamuusle LogoQaamuusle

facle

Magac lab
1
Orod afarqaadle ah oo aan xawli dheer lahayn oo ay ugaarta iyo xooluhu sameeyaan marka ay barwaaqaysanyihiin.
2
la midka ah (ld):
faclayn