facshar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
facshar1
Magac lab1
Ceeb iyo sharafdhac weyn.
2
la midka ah (ld):
facsharid
3
Kashifaad. ld faxshar¹.
Wadarta Magacan
-rro, m.dh
facshar2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadFacshar ku samayn; ceebeyn. ld faxshar².
Is-rogga falkan
-ray, -rtay