Qaamuusle LogoQaamuusle

barraah

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

barraah1
Magac lab
Caws dhuudhuuban ee uu soo saaro roobka ugu horreeya ee da'a.
barraah2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Dhul roobkii ugu horreeyey ku da'ay caws dhuudhuuban ka soo bixid.
Is-rogga falkan

-hay, -hday