daqaqan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
daqaqan1
Magac labSocod meel aan guriga ka fogeyn lagu gaaro; faalal. ld daqaqamid.
daqaqan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadU d.: Meel aan guriga ka fogeyn socod ku gaarid.
Is-rogga falkan
-amay, -antay; -ami
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-amay, -antay; -ami