Qaamuusle LogoQaamuusle

miil

Magac lab
1
Labada madax oo markabka ama doonta midkood.
2
Hilibka la siiyo deriska marka la shiraysto.
3
Hilib dhinacyada geela laga gooyo.
4
la midka ah (ld):
mayl
Wadarta Magacan

-lal, m.l