Qaamuusle LogoQaamuusle

baroor

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

baroor1
Magac lab
Midab caddaan boor leh ah oo ay farduhu yeeshaan.
baroor2
Magac dheddig
1
Qaylo dheer cataw iyo ilmo leh oo ay haweenku sameeyaan marka ay dhibaato la kulmaan.
2
Meseggo aan bislaan oo sabuul ku taal.
baroor3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Oohin iyo cataw kor ugu dhawaaqid.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay