Qaamuusle LogoQaamuusle

fas

Magac lab
1
la midka ah (ld):
fad (3)
Dhagxaanta qaaliga ah cad laga gooyo oo fargashiyada lagu dhejiyo si ay u yeeshaan qurux
2
Waraaqaha turubka inta tobanle ka sarreysa.
3
Warqad turub oo aan la qaban karin.
Wadarta Magacan

-sas, m.l