kabasiib
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
kabasiib1
Magac lab1
(-byo, m.dh) Tuug aan waxba reebin.
2
(-byo, m.dh) Kaballeef.
3
la midka ah (ld):
kabasiibid
Wadarta Magacan
-byo, m.dh
kabasiib2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadCid xadid iyadoon waxba lagu reebin; mooradduug.
Is-rogga falkan
-bay, -btay