Qaamuusle LogoQaamuusle

kabatole

Magac lab
1
Qofka kabaha tola.
2
la midka ah (ld):
kabatol
Qalabka kabaha lagu tolo mid ka mid ah, oo mudaa weyn u eg
Wadarta Magacan

-layaal, m.l/dh