kabaraad
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
kabaraad1
Magac labQab weyni dadka ku dhalata marka uu helo maal, wiilal, magac iwm.
kabaraad2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadQab weyn muujin, qof yeeshay wiilal, maal, magac iwm.
Is-rogga falkan
-day, -dday
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-day, -dday