faruurxir
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
faruurxir1
Magac lab1
Xarig yar oo layskula xiro faruurta awrta iyo hoggaanka.
2
la midka ah (ld):
faruurxirid
faruurxir2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadAwr xarig faruur kaga xirid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-ray, -rtay