qawad
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qawad1
Magac lab1
Saluugidda la saluugo wax la isa siiyo.
2
la midka ah (ld):
qawid
Cudur aan halis ahayn oo maqaarka dadka ku dhaca oo barobaro cadcad leh; cambaarcad
qawad2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax saluugid.
Is-rogga falkan
-day, -dday