Qaamuusle LogoQaamuusle

qallooc

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qallooc1
Magac lab
1
Qaab dhan u janjeera oo aan toosnayn.
2
Q.ah: hadal aan munaasab ahayn.
Wadarta Magacan

-cyo, m.dh

qallooc2
Magac labJuqraafi
Golxo laga helo haloodka webiga, oo si isdabjoog ah ugu leex leexanaysa dhinac ilaa dhinac, iyada oo samaynaysa laabyo waaweyn markuu webigu ku socdo oo uu qoynayo dhul siman.
qallooc3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Wax qaabkiisa dhan u janjeerin.
Is-rogga falkan

-cay, -cday