Qaamuusle LogoQaamuusle

qaloombi

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qaloombi1
Magac lab
Dhawaaq xoog leh oo aan kala joogsi lahayn. ld qaloombiyid.
qaloombi2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad ama isrogrogga 2aad
Dhawaaq xoog leh oo aan kala joogsi lahayn sameyn.
Is-rogga falkan

-iyay, -iday/-isay