Qaamuusle LogoQaamuusle

qalliin

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qalliin1
Magac lab
Wax qalid.
qalliin2
Magac labDaawo
Qayb ka mid ah cilmiga daawada oo ku saabsan xirfadda qalliinka qallixid dhaawaca, qaabdarrada xubnaha iyo cudurro kale.