Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
anatomi
Magac lab
Baayoloji
Barashada dhismaha noolayaasha, gaar ahaan xubnahooda gudaha iyada oo la adeegsanayo jeebis iyo baadhitaan weyneyso leh.
Wadarta Magacan
-iyo, m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: ana
Qurub
2: anaa
Magacuyaal ebyoon
3: anaakici
Magac dheddig
4: anaani
Magac lab
5: anaaninnimo
Magac dheddig
6: anaaniyad
Magac dheddig
7: anaaniyo
Magac dheddig
8: anaanuf
Magac lab