ammuur
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
ammuur1
Magac labNooc xamaaratada ka mid ah oo muluca u eg kase weyn oo leh midab bunni ah. ld amuur.
ammuur2
Magac dheddig1
Arrin; mushkilo.
2
Allabari. ld ummuur.
Wadarta Magacan
-ro, m.l
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-ro, m.l