Qaamuusle LogoQaamuusle

dhuuni

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhuuni1
Magac lab
1
Cuntada dadku cuno.
2
Qof cuntada ku mamman.
dhuuni2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Qof cunnasiin.
Is-rogga falkan

-nyay, -niday; -nyi