ummulraac
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
ummulraac1
Magac labGeerida ku timaada haweeney ummulaysa ama ummushay.
ummulraac2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadHaweeney ummushay dhimasho. ld ummulraaco.
Is-rogga falkan
-cay, -cday
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-cay, -cday