kawir
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
kawir1
Magac lab1
Burcad udgoon oo haweenku madaxa ku carafsadaan; hab gaar ah oo dumarku timaha u furtaan oo u gambaystaan.
2
Meel u weecashada dooni ama markab.
kawir2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadDoonni ama markab meel u leexin.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay