kawkab
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
kawkab1
Magac labDhibaatada ka raacda xoolo aad u oomman biyo badan cabidda. ld kawkabid.
kawkab2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadXoolo aad u harraadan ama u gaajeysan biyo badan oo ay cabbeen ku wareerid.
Is-rogga falkan
-bay, -btay