Qaamuusle LogoQaamuusle

tiir

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

tiir1
Magac lab
1
(-rar,m.l) Qori sida usha u toosan oo xoog badan oo badanaa dheer oo inta dhulka lagu mudo wax celiya ama xoog tara; udub.
2
Dhis kasta oo qaabka iyo waxtarka tiirka leh.
3
T.ka kalabbarka mara oo caaradda iyo salka isu haya (caleen, waran iwm).
4
Kan u dhexeeya sanka labadiisa dul.
Wadarta Magacan

-rar, m.l

tiir2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Neef ku soo biiray xayn xoola ah la collobid, hinaaso awgeed.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay