ummulbax
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
ummulbax1
Magac labDhammaadka afartanka casho ee ugu dambeeya kolka ay hooyadu ummusho.
ummulbax2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadAfartanka casho ee ummusha lagu jiray dhammaysasho.
Is-rogga falkan
-xay, -xday; -bixi