Qaamuusle LogoQaamuusle

badeecad

Magac dheddig
1
la midka ah (ld):
badeeco
Alaab loogu talagalay in laga ganacsado
2
Jalxad dhuun dheer oo bir ah oo lagu nuugo qaaca ka dhasha tubaakada ay dhuxushu shiddo ee ku jirta saxanka afkeeda daboola.
Wadarta Magacan

-do, m.l